Xiddigii af‐maankiyo
Xulkii maansayahankow
Xaq u dirir  dadkiisii
Xili kala dabaasho 
Dhankastaba xasuusaha
Taariikhdu xaradhow.

Adigoon xabaal tegin
Gudataye xilkaagi 
Xujadaad I saartaan.
La xaraamaya ‘oo 
Xal goobaya weli..

Tixaha macalinka taad igu jeceshay  wax igala wadaag.



Maalin baa waxaa dhacday in nin cabtooy ah uu soo ag fariisto naag ka dibna naagtii ay dhuusto